istaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax ligan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istaagan

istaagnaan [m.f.dh]
eeg istaagan. ld istaag-naansho.

istaag [m.l]
Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.

istaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ahaasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg