istaahilid
(m.f.dh)

eeg istaahil². ld istaahil¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istaahilid

galabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Cid fal xun oo lagu sameeyey istaahilid.

istaahil [m.l]
1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahilid.

mudo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-utay, -udatay)
1. Abaalgud istaahilid. 2. Cid u baahasho.

muteyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof wax istaahilid.

qalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.

istaahil [m.l]
1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahilid.

istaahil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Qof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg