istaajin
(m.f.dh)eeg istaaji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istaajin ↴
taaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ama wax meel istaajin.
yuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².
agjooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale oo taagan meel u dhow istaajin.
hortaag [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-gay, -gtay)
Wax dhanka hore istaajin.
jilbajooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid jilbaha ku istaajin.
jooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhaqaaq ka celin. 2. Wax dhulka yaal istaajin. 3. Wax socday hakin.
kici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax fadhiya istaajin. 2. (f.g) Qof hurda toosin. 3. (f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.
manjarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Muddo dheer cid meel istaajin. ld majarroori, mijarroori, minjarroori.