istaaqfurulle
(m.l)Duco Ilaah lagu wayddiisto dembi dhaaf. ld istaaqfurullahi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istaaqfurulle ↴
istaaqfurullahi [m.dh]
ld istaaqfurulle.
istaaqfurulleysad [m.l]
ld istaaqfurulley-sasho.
istaaqfurulleysasho [m.f.dh]
eeg istaaq-furulleyso. ld istaaqfurulleysad, istaaq-furulleysi.
istaaqfurulleysi [m.l]
ld istaaqfurulleysasho.
istaaqfurulleyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ilaah dembi dhaaf wayddiisasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg