istarabtomaysiin
(m.l) (-nno, m.dh)

(daaw.) Dawo laga soo saaray baktiiriyada la yiraahdo “streptomyces riseus” oo lagu daweeyo infekshinno ay keenaan baktiiriyaal kala duwan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istarabtomaysiin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg