istareex
(m.l)

Raaxo.

istareex
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Raaxo helid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istareex

ilwaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid.

istareexid [m.f.dh]
eeg istareex².

istareexsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax istareex ku jiro ahaansho.

istareexsanaan [m.f.dh]
eeg istareexsan. ld istareexsanaansho.

istareexsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld istareex-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg