istareexsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax istareex ku jiro ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istareexsan

istareexsanaan [m.f.dh]
eeg istareexsan. ld istareexsanaansho.

istareexsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld istareex-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg