isteerin
(m.l) (-mmo, m.dh)

Bir wareegsan oo dareewilku gacanta ku qabsado oo hadba baabuurka meesha uu doono ugu duwo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isteerin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg