isticmaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo. 2. Cid addoon-sasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isticmaarso

isticmaarsasho [m.f.dh]
eeg isticmaarso. ld isticmaarsad, isticmaarsi.

isticmaar [m.l] (-rro, m.dh)
(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg