istiilid
(m.f.dh)

eeg istiil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istiilid

fantatiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir².

istiil [m.l]
Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.

istiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg