istijo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istijo

istijoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.

istijood [m.f.dh]
eeg istijoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg