istijoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istijoo

istijood [m.f.dh]
eeg istijoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg