istijood
(m.f.dh)

eeg istijoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istijood

istijo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg