istiqaalo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istiqaalo

istiqaalad [m.dh]
ld istiqaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg