istiqfaar
(m.dh)

Dalbashada Ilaah laga dalbado dembi dhaaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istiqfaar

istiqfaarasho [m.f.dh]
eeg istiqfaaro.

istiqfaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Istiqfaar samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg