istomata
(m.l) (-ooyin, m.l)

(baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasamka unug nool kaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareereyaal kale, dheecaan ama saxaro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihiin dhowr dalool oo yaryar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istomata

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg