istraatosfeer
(m.l)

Gibil labaad ee fidsan ilaa 50 km. Heerkulka gibilkani, ugu dhawaan, waa madoorsoome, waana gibilka ku habboon duulimaadyada dayaaradaha dhuundhaska ku shaqeeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh istraatosfeer

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg