isugeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Laba tiro ama ka badan iskudarid. 2. Dhibaato is badid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isugeyso

isugeysasho [m.f.dh]
eeg isugeyso. ld isu-geysad, isugeysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg