isutallow
(m.l) (-wyo, m.dh)

(baay.) Isku beddelka qaybo ka mid ah koromo-taydhyada u dhexeeya. Koromosoomyo isku mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isutallow

dibuhabayn hiddoside [m.l] (-dyaal, m.l/dh)
D.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg