iswaafaqsanaan
(m.l)

(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iswaafaqsanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg