isweydaarsi
(m.l)

Siin iyo qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isweydaarsi

aqoon-isweydaarsi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Dood dad badani ka qaybqaataan si xal loogu helo arrin taagan. 2. Tababbar gaabanoo loo furo dad gaar ah, si aqoontada kor loogu qaado..

isweydaar [m.l]
Iska-horimaad; isdhaaf.

isweydaar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn. 2. I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg