itaalsheego
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

U i.: wax xoog ku maquunin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itaalsheego

itaalsheegasho [m.f.dh]
eeg itaalsheego. ld itaalsheegad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg