itaalsi
(m.l)

ld itaalsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itaalsi

itaalsasho [m.f.dh]
eeg itaalso. ld itaalsad, itaalsi.

itaal [m.l]
Xoog.

itaal [m.l]
(fiis.) Summad 'I'(jabaq). Dhakhsaha ay tamarta jabaqda ku dhexmarto halbeeg bed ah oo ku ligan foolkabaahidda hirarka jabaqda. Itaalku waxa uu saamiggal quman la yahay laba jibaarka qotonka gariirka hawada. Halbeegga taalka waa desibal. b) eeg itaalka birlabeed. t) eeg itaalka danabka. j) eeg itaalka iftiimeed.

itaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Tabar leh noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg