itataabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

Cid liidata taakuleyn. ld itataabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itataabee

itataabayn [m.f.dh]
eeg itataabee. ld itataabin.

itataabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld itataabee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg