itataabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld itataabee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh itataabi

itataabayn [m.f.dh]
eeg itataabee. ld itataabin.

itataabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cid liidata taakuleyn. ld itataabi.

itataabin [m.dh]
ld itataabeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg