ititib
(m.l)

Xanaanaynta aad wax loo xunnaa-neeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ititib

itataabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Waxtar; tural; dhimris; jimic; gargaar; tabantaabo; ititibo.

ititibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aad u xan-naanayn.

ititibin [m.f.dh]
eeg ititibi. ld ititibis.

ititibis [m.l]
ld ititibin.

ititibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ititibiyay ahaansho.

ititibsanaan [m.f.dh]
eeg ititibsan. ld iti-tibsanaansho.

ititibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ititibsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg