jaamee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-meeyay, -maysay)

1. (f.g) Kab cid la dhicid. 2. (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid. 3. (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaamee

gaalliso [m.dh]
Nooc ciyaaraha lagu jaameeyo ka mid ah.

jaamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaamee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg