jaanqaad
(m.l)

1. Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba). 2. Saanqaad; socod. 3. ld jaanqaadid.

jaanqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaanqaad

jaanqaadid [m.dh]
eeg jaanqaad². ld jaanqaad¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg