jabniin
(m.l)

1. Wax is haystey oo kalajab ku dhecay. 2. Meesha nabarka wax jebshey ku dhacay. 3. ld jabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabniin

jabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jab². ld jabniin, jebid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg