jacburan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Waxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld jacbursan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburan

jacburnaan [m.f.dh]
eeg jacburan. ld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.

jacbursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-sanaa, -sanayd)
ld jacburan.

jacbur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg