jacburni
(m.dh)

ld jacburnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacburni

jacburnaan [m.f.dh]
eeg jacburan. ld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.

jacbur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg