jacbursi
(m.l)

ld jacburasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacbursi

jacburasho [m.f.dh]
eeg jacburo. ld jac-bursasho, jacbursad, jacbursi.

jacbur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg