jala'
(m.dh)

Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jala'

jala' [m.dh]
Eray uu ku dhawaaqo qof leh xilladda ciyaar dubnadeed oo aan haysan dhagax uu geliyo; mahayo.

jalaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid jala'ka yeersiin. ld jalee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg