jalbeebin
(m.f.dh)

eeg jalbeebi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeebin

jalbeeb [m.l]
Hoosgalbeed.

jalbeeb [m.dh]
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg