jalbeebsi
(m.l)ld jalbeebasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeebsi ↴
jalbeebasho [m.f.dh]
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.
jalbeeb [m.l]
Hoosgalbeed.
jalbeeb [m.dh]
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg