jalbeebso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld jal-beebo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeebso

jalbeebo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.

jalbeeb [m.l]
Hoosgalbeed.

jalbeeb [m.dh]
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg