jalbeebtan
(m.l)

1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.

jalbeebtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeebtan

jalbeebtamid [m.f.dh]
eeg jalbeebtan². ld jalbeebtan¹(2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg