jalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

ld jalasii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalee

hanjaleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).

hanjaleelin [m.f.dh]
eeg hanjaleeli. ld hanjialeelis.

hanjaleelis [m.l]
ld hanjaleelin.

hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

jalaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid jala'ka yeersiin. ld jalee.

jaleefan [m.l]
(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.

jaleelo [m.dh]
(bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.

jal [m.l]
1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.

jal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg