jaleefan
(m.l)

(bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaleefan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg