jaleelo
(m.dh)

(bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaleelo

hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

jalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld jalasii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg