jaliilad
(m.dh) (-do, m.l)

Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaliilad

madfac [m.l] (-cyo/-daafiic, m.dh)
Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg