jalin
(m.f.dh)

eeg jali. ld jalis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalin

jalis [m.l]
ld jalin.

janjalin [m.f.dh]
eeg janjali.

jaqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”

jal [m.l]
1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.

jal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg