jambareer
(m.l)

ld jambareero.

jambareer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jambareer

jambareerid [m.f.dh]
eeg jambareer².

jambareero [m.dh]
Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer¹.

jambareeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Jambareero dareemid.

jambareerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jambareeroo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg