jambareero
(m.dh)

Dhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambareer¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jambareero ↴

jambareer [m.l]
ld jambareero.

jambareeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Jambareero dareemid.

jambareerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jambareeroo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg