jameecad
(m.l)

ld jameeco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jameecad

jameeco [m.dh]
1. Dad isku meel wada deggan oo ku nool. 2. (-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.3. Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg