jameeco
(m.dh)1. Dad isku meel wada deggan oo ku nool. 2. (-ooyin, m.l) Ururo diimeed oo meel wada deggan.3. Dad salaad wada tukanaya. ld jameecad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jameeco ↴
jameecad [m.l]
ld jameeco.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg