jamo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-antay, -amatay)

Si aad ah wax u jeclaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jamo

hanjamo [m.dh]
ld hanjabid.

jamasho [m.f.dh]
eeg jamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg