janaaso
(m.dh)

1. Waxa meydka loo sameeyo, kolka uu dhinto taniyo kolka laga aaso. 2. Qaadidda meydka, meesha uu ku dhintay, taniyo xabaalaha. 3. ld jinaaso. Tukashada (salaad) meydka lagu tukado. ld jannaaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janaaso

jannaaso [m.dh]
ld janaaso.

jinaaso [m.dh]
ld janaaso (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg