janab
(m.dh) (-byo, m.l)

Dabin loo dhigo bahallada iyo ugaarta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janab

jan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh. 2. Jacayl xad dhaaf ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg