janan
(m.l) (-nno, m.dh)

Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janan

jan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh. 2. Jacayl xad dhaaf ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg